Somali Magazine oo soo bandhigtay 100-kii qof ee ugu saameynta badnaa Soomaaliya

Somali Magazine ayaa maanta oo arbaco ah soo bandhigtay 100-ka qof ee ugu wanaagsanaa uguna saameynta badnaa qeybaha kala duwan ee Bulshada laga soo bilaabo sanadkii 1920-kii ilaa 2020-ka. Somali Magazine oo aas aaseen dhalinyaro aqoonyahano Soomaaliyeed ah ayaa mudo ka badan 2-sano waxa ay wadeen xog uruurin iyo qiimeyn ay ku sameenayeen dadkii ugu … Continue reading Somali Magazine oo soo bandhigtay 100-kii qof ee ugu saameynta badnaa Soomaaliya